Isdiiwaangeli si aad Ula Socoto Warqadaada Codeynta! Soo hel Astaantaada "Waan Codeeyay" ee Oonleenka ah

La soco Warqadaada Codeynta!

Ogoow meesha waraaqdaada codbixintu ka marayso hanaanka codbixinta oo qaato astaantaada "Waan Codeeyay" ee oonleenka ah.

Markaad tahay codbixiyaha Degmada Multnomah, waxaad iska diiwaan gelin kartaa inuu inaad hesho fariimo fariin qoraal ah, taleefan ama iimeel. Ogow markawarqaddaada codbixinta boostada laguugu soo diro. Ka dib markaad codayso oo aad soo celiso warqaddaada codbixinta, ahaaw mid feejigan marka la aqbalo in la tiriyo.  

Gudaha fariinta "Accepted Ballot" (Codaynta La Aqbalay), codbixiyaashu waxay ka heli doonaan astaanta gaarka ah ee Oregon ee "Waan Codeeyay" ee oonleenka ah oo diyaar u ah inay ku faafiyaan baraha bulshada. 

Iska Diiwaan Geli aalada Lasoco Warqadaada Codaynta multnomah.ballottrax.net. Wax lacag ah loogama qaadaayo codbixiyaha adeeggaan*.  Haddii aad qabto wax su'aalo fadlan wac  Xafiiska Doorashooyinka 503-988-VOTE (8683) ama iimeel noogusoo dir elections@multco.us.

Fadlan ogoow, addii aad isqorto kadib marka waraaqdaada codbixinta lasoo cesho doorashada hadda waxaad keliya heli doontaa ogaysiisyada doorashooyinka danbe.

* Qarashka ku baxa fariimaha qoraalka ah ayaa lagaa jaran karaa haddii aad doorato dookha fariin qoraalka.  La tasho shirkada simikaarkaaga.