Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Codeeyayaashu waxay adeegsan karaan Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si ay ugu soo celiyaan warqadooda ay codeeyaan 20 maalmood ee ka horeeya doorashada.

Khariirada Google ee Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Helaha Sanduuqa Codaynta Oregon - waxaa weeye hele Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen - waxaa weeye heleSanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen Xog Hayaha Oregin ee xafiiska Gobolka, kaas oo la heli karo 20 maalmood ee doorashada.

Macluumaadka sanduuqada codaynta aan rasmiga ahayn (Ingiriisi):  Unofficial drop site information (124.29 KB)


Goobaha Adeega Codeeyaha Doorashada Degmada Multnomah

Dhismaha Doorashada Degmada Multnomah Duniway-Lovejoy - Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24 saacadood waxaa weeye meelo banaan oo dadka lugaynayaa dhanka waqooyi ee dhismaha loo sameeyay iyo sidoo kale iyada oo gaadhi la wato Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal SE 11th Ave. iyo SE Belmont St. Codeeyayaashu waxay isticmaali karaan sanduuqa codaynta rasmiga ah si ay ugu codeeyaan wakhti kasta mudada codaynta.

Cinwaanka:
Multnomah County Duniway-Lovejoy Elections Building
1040 SE Morrison Street, Portland, OR 97214 (
khariirada jidka)
Taleefanka: 503-988-VOTE (8683) | Faakis: 503-988-3719 | 711 (Adeega Gudbinta Oregon)

Xarunta Codbinta Gresham - Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro. Sanduuqa Codaynta 24-saacadood ee Ugu Dhaw Waxa uu ku yaalaa Gresham Library at 385 NW Miller Ave.

Cinwaanka:
Multnomah County East Building
600 NE 8th Street, Gresham, OR 97030


Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24-Saacadood

Portland

Waqooyi

  • Rose Quarter – oo ku taala dhanka koonfureed ee Rose Quarter ee Biyo-dhaadhaca iyo Calaamadaha Magaalada Rip–  Lug keliya ayaa Lagu geli karaa. (eeg maabka)
  • Laybareeriga St. Johns (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7510 N Charleston Ave. (eeg maabka)
  • Kuleejka Bulshada ee Portland – CUSUB – 705 N Killingsworth St. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ayaa ku yaala geeska N Killingsworth iyo Kerby Ave. Lug Keliya ayaa Lagu tagi karaa. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Kenton (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 8226 N Denver Ave. (eeg maabka)
  • Horey loo odhan jiray Booshariga Green Zebra  – 3011 N Lombard St. (Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee ku yaala meesha u dhaw baarkinka danbe ee N Curtis Ave.) (eeg maabka)
  • McCoy Park  waxa uu ku yaalaa dhanka koonfur bari ee N Trenton St. iyo N Newman Ave.  Lug Keliya ay Legu Geli karaa(eeg maabka)

Waqooyi Bari

  • Dhismaha Hansen – CUSUB –12240 NE Glisan St. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee kuguu dhawi uu ku yaallo baarkinka degmada Multnomah, Hansen Building ee isgoyska NE Glisan St. iyo 122nd Ave. Kani waa sanduuqa codaynta ee loogu talo galay dadka gadiidka wata. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Hollywood (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 4040 NE Tillamook St. (eeg maabka
  • Xarunta Bulshada ee Matt DishmanCUSUB – 77 N.E. Knott St. Kaliya lug (eeg maabka)
  • Maqaaxida McDonald's 2010 NE Cesar Chavez Blvd. - Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah oo ku yaala dhanka galbeed ee NE 40th Avenue u dhaxaysa NE Tillamook iyo NE Hancock oo u dhaw Laybareeriga Hollywood. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Gregory Heights (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7921 NE Sandy Blvd. (eeg maabka)
  • Xaafada Parkrose 4390 NE 102nd Ave. – Sadnuuqa Codaynta Rasmiga ah oo ku yaala baarkinka bari ee kasoo horjeeda jidka MHCC Maywood Park Center ee NE 102nd Ave. iyo NE Prescott St. (eeg maabka)

Waqooyi Galbeed

  • Laybareeriga Northwest (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 2300 NW Thurman St. (eeg maabka)

Koonfur Bari

  • Multnomah County Elections – 1040 SE Morrison St. (eeg maabka)
    • SE 11th Avenue Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal dhanka bari ee S.E. 11th Avenue, u dhaxaysa S.E. Jidadka Morrison iyo Belmont. 
    • SE Belmont Street – Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal dhanka waqooyi ee SE Belmont St. u dhaxaysa SE 10th Ave. iyo SE 11th Ave.
    • 1040 SE Morrison Street – Lug/baaskiil Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah waa meel bannaan oo ku taal dhinaca dhismaha, ee S.E. 11th Avenue iyo Jidka SE Morrison.
  • Laybareeriga Belmont (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 1038 SE César E. Chávez Blvd. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Sellwood – Moreland (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7860 SE 13th Ave. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Woodstock (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 6008 SE 49th Ave. (eeg maabka)
  • Portland Mercado – CUSUB – 7238 SE Foster Rd. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ayaa ku yaala dhismaha Plaza Portland Mercado oo ku yaala SE Foster Rd. iyo 72nd Ave. Lug Keliya ayaa Lagu tagi karaa (eeg maabka)
  • Regal Cinemas ee Filimaanta / M & M Car Wash – SE Division St. & SE 165th Ave. – Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal baarkinka Regal Cinemas oo ka danbeeya M & M Car Wash (eeg maabka) 
  • Laybareeriga Rockwood (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 17917 SE Stark St. (eeg maabka)

Koonfur Galbeed

  • A–Boy Supply – 7365 SW Barbur Blvd. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Capitol Hill (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 10723 SW Capitol Hwy. (eeg maabka)
  • Laybareeriga Hillsdale – Cusub 1525 S.W. Sunset Blvd. Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee ku yaal laamiga dhinaciisa ee u dhow sanduuqa buugta lagu diro. Kaliya lug (eeg maabka) 
  • Maktabada Bartmaha (Sanduuqa Buugta Laybareeriga Lagu Diro)  801 S.W. 10th Ave. (Warqaddaha cod bixinta waxa kale oo lagu ridi karaa Sanduuqa Buugta Lagu Diro ee baaburka lagu gaadhi karo ee ku yaal SW 11th Avenue inta u dhaxaysa S.W. Jidadka Yamhill iyo Taylor. (eeg maabka)
  • Barxadda Maxkamadda Pioneer baloogga 700 ee S.W. Broadway – (Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee ku xiga Starbucks iyo ka soo horjeedka Nordstrom) Kaliya lug (eeg maabka)

Fairview

  • Hoolka Magaalada FairviewCUSUB – 1300 N.E. Village St. - Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee u dhow tiirka calanka ee ka baxsan Hoolka Magaalada Fairview. Kaliya lug (eeg maabka)

Gresham

  • Laybareeriga Gresham (Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah iyo Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 385 NW Miller Ave. (eeg maabka)
  • Xarunta Codbixinta Degdeg Multnomah County East Building, 600 NE 8th St. – Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro. (eeg maabka)

Troutdale

  • Laybareeriga Troutdale (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 2451 SW Cherry Park Rd. (eeg maabka)