Xarunta Codaynta Doorashada Degmada Multnomah ee Gresham
Xarunta Codbixinta Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah
600 NE 8th Street, Gresham OR
503.988.VOTE (8683) | elections@multco.us | www.mcelections.org
- Isniinta - Jimcada 8 subaxnimo – 5 galabnimo
Abriil
- Waqtiga Loo cayimay Diiwaan gelinta Codbixiyaha, Talaatada, Abriil 30, 8 subaxnimo – 7 fiidnimo
Maajo
- Arbacada, Maajo 15 - Jimcada, Maajo 17, 8 subaxnimo – 7 fiidnimo
- Sabti, Maajo 18, 10 subaxnimo 2 duhurnimo
- Isniin, Maajo 20, 8 subaxnimo – 7 fiidnimo
- Maalinta Doorashada, Talaatada, Maajo 21, 7 subaxnimo – 8 habeenimo
Waraaqaha codaynta waxaa kaliya lagu aqbalayaa Xarunta Codbixinta Degdegga ah saacadaha ay furan tahay. Goobta kuugu dhow ee aad ka helayso Goobta Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah waa aaga baakinka ee Maktabada Gresham oo ku taala 385 NW Miller Avenue.